Register | Login
 

Home » News Headlines » Countries » Somalia

 
 

4 qof ajaaniib ah oo ku dhimatay weerarkii maanta (SAWIRRO)

1
Vote
Posted by admin 7 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in 14 qof oo ay ku jiraan 4 Ajnabi ay ku dhinteen weerarkaasi, kuwaasi oo uusan sheegin dalalka ay u kala dhasheen. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay badbaadiyeen shaqaalihii [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

4 qof ajaaniib ah oo ku dhimatay weerarkii maanta (SAWIRRO)

1
Vote
Posted by admin 7 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in 14 qof oo ay ku jiraan 4 Ajnabi ay ku dhinteen weerarkaasi, kuwaasi oo uusan sheegin dalalka ay u kala dhasheen. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay badbaadiyeen shaqaalihii [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Kulankii Midaynta Gobalada dhexe ee soomaaliya oo maanta soo xirmaya

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho Kulan looga arinsanayay midaynta Maamulada Gobalada dhexe ee Soomaaliya kaa oo ay ka soo qayb galeen Maamulada kala duwan ee Gobalada dhexe. Kulan kaan oo ay goob joogayaal ka yihiin Erga kala duwan oo ka socota Maamulada ka jira Gobalada Hiiraan Galgaduud iyo mudug ayaa [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Wasiirka A/Gudaha: Odayaasha iyaga ayaa nabada dhaliya

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Kariin Guuleed ayaa Sheegay in Xukuumada Soomaaliya ay ku dadaali doonto in ay wada shaqayn buuxda la yeelato Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed xili uu kulan iskugu yimadeen Odayaashaa uu kala qayb galayay. Wasiirka ayaa tilmaamay in loo baahan yahay odayaasha qudhooda in ay doorkooda ka qaataan sidii gacan dowlada uga siin [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Ciidamada Wadooyinka laascaanood oo qabtay nin gaari jiirsiyay Nin rayid ah

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Ciidamada Wadooyinka Maamulka soomaaliland ee Magaalada Laas Caanood ee Gobalka Sool ayaa gacanta ku dhigay Gaari loo haysto dil Nin shacab ah oo la sheegay in uu ka baxsaday markii uu jiiray kadib. ku dhawaad 70 gaari ayaa la keenay Saldhiga Dhexe ee Magaalada Laascaanood kuwaas oo loo haysto dilka ninkaan sida uu sheegay Saraagaal [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Shacabka G/dhexe ee Soomaaliya oo taageeray Shirka Muqdisho ka furmay

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Uruurada Bulshada rayidka ah ee Gobalada dhexe ayaa soo dhawayay Shirka midaynta Gobalada dhexe ee ka socda Magaalada Muqdisho kaa oo ay ka qayb galayaan erga kala duwan. Waxa ay sheegeen dadkaan in ay aad u soo dhawaynayaan Shirkaa oo ay ku tilmaameen mid kaalin wayn ka qaadan kara xaga amaanka oo ay sheegeen in [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Qaraxyo lagu weeraray Xarunta UNDP Muqdisho

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta barqanimadii Qarax ismiidaamin ah lagu weeraray Xarunta QM UNDP ee Magaalada Muqdisho. Qof naftiis hore ah ayaa isku qarxiyay Albaabka Xarunta oo ay joogeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo ilaala ka hayay halkaa waxana marka uu qarax dhacay kadib la sheegay in Kooxa hubaysan ay [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Ciidamada Dowladda & Amisom oo la wareegay deegaano Sh.Hoose

1
Vote
Posted by admin 21 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is kaashanaya ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo ku sii siqay deegaano hor leh. Ciidamada oo wada jira ah ayaa la wareegay afar deegaan oo hoos taga degmooyinka Qoryooley iyo Awdheegle. Deegaanada ay ciidamada la wareegeen ayan wax iska hor imaad ah kala kulmin, iyadoo [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 
Submit Press Release
 
Submit RSS Feeds
 

Subcribe or Follow AfricaNewswire.Net

 
Buzz
Buzz
Twitter
Twitter
Facebook
Facebook
RSS
RSS
Email
Email
Share/Bookmark
 
 
 
 
 

SPONSORED LINKS

 

MiningNewswire.net - Mining News

Mining Industry News and Mining press releases from public and private companies. Mining Newswire accepts press releases and headline news.

Unlimited Press Release Distribution Services

Unlimited Mass Media SEO Press Release Distribution with Guaranteed Results™ U.S. National Distribution. Post unlimited SEO press releases on Emailwire.com, GroupWeb Media Network and mass media outlets to reach U.S. and global audience.

Business Internet Marketing

Business Internet Marketing is a leading edge SEO firm that not only gets your website to the top of an organic search, but we drive the customers you want directly to your website Guaranteed!

MoneyNewswire.Net

News on Stocks, Finance and management of money from various newswires; site also includes press releases relating to business, finance, real estate and investing.

Aviation-NewsWrie.Com

Aviation news and resouces covering aviation industry; website accepts and publishes press release distribution for the aviation industry.
 
Submit WebsiteView More Websites