|
|
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Inta la ogyahay 12 ruux ayaa dhimtay kadib dagaal ka dhacay Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ee Gobalka Hiiraan kaasoo dhaxmaray Ciidamada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee New booliiska iyo Ciidama daacad u ah kooxda Alshabaab . Dagaalka ayaa dhacay shalay galinkii danbe waxa uu dagaalka ka dhacay sida wararka sheegayaan meel 75 KM [...]
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Safiirka dalka Kenya u Fadhiya Midowga Africa ayaa ka dlabaday Midowga Africa in ay mid ka noqdaan tilaabada la doonayo in maxkamada aduunka lugu soo taago Madaxwaynha Dalka Kenya iyo ku xigeenkiisa oo dacawad ku soo ogtay Maxkamada Aduunka . Waxa uu sheegay Safiirkaa in arintaa walaac xoogan ku hayso Dalalka Africa hadii aan laga [...]
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya ayaa waxaa ka soconaya diyaar garowga Xuska Sanad guuradii 50aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Uruurka Midowga Africa oo ah uruur ay ku midaysan yihiin Dalalka dhaca Qaarada Africa . Xubnaha Munaasabada ka qaybgalaya ayaa iskugu jira Madax hore iyo hugaamiyaal haatan talo haya waxaana [...]
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Dibadbax balaaran oo ay ka qeyb-galeen haween, caruur iyo rag ayaa waxaa uu maanta ka dhacay wadada dheer ee Makka Al-Mukkarama ee magaalada Muqdisho. Dadka dibadbaxayay ayaa socod ku maray wadada Makka Al-Mukkarama iyagoona ugu dambeyn isugu tagay barxadda Sayidka. Ujeedka dibadbaxan ayaa ahaa taageero loo muujinyayay xukuumadda Ra’iisulwasaare Saacid iyo mowshinkii dhicisoobay ee shalay [
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Dibadbax balaaran oo ay ka qeyb-galeen haween, caruur iyo rag ayaa waxaa uu maanta ka dhacay wadada dheer ee Makka Al-Mukkarama ee magaalada Muqdisho. Dadka dibadbaxayay ayaa socod ku maray wadada Makka Al-Mukkarama iyagoona ugu dambeyn isugu tagay barxadda Sayidka. Ujeedka dibadbaxan ayaa ahaa taageero loo muujinyayay xukuumadda Ra’iisulwasaare Saacid iyo mowshinkii dhicisoobay ee shalay [
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Maxamed Xusen Maguube ayaa qalinka dul dhigay heshiis la xariira dib u soo noolaynta Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya sidii Dalka Suudaan uga qayb qaadan lahayd. Heshiiskaa ayaa ka danbeeyay kulama dhaxmaray Madaxda Dalka Suudaan iyo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdi Xakiin Xaaji Maxamed Fiqi kaa [...]
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.warfaafiye.com)
|
|
|
|
|
|
|
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in dhawaan la furi doono dhamaan wadooyinka Magaalada muqdisho oo saamayn ku yeeshay howlahii ganacsiga ahaa ee Magaalada Muqdisho . Waxa uu sheegay tarsan in aysan marna suuragal ahayn in wadooyinka la iska xiro taasna waxa uu ku sheegay in amaanka oo la sugo aysan wax [...]
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
| |
| |
|
|
|
Posted by
admin 2 hours 7 minutes ago
(http://www.sudantribune.com)
|
|
|
|
|
|
|
May 22, 2013 (BOR) - Earlier this month the South Sudan Red Cross Society in awarded five volunteers and Radio Miraya journalist Manyang Mayom Meen certificates acknowledging their work in the crisis hit Jonglei state, where the government is fighting an armed insurgency.
The volunteers who received the award were Edward Panther Nhial, Majur, Ayor Kuchcai, Moses Leek Garang, Gop Yuang Jol.
Radio
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
| |
|
|
| |
 |
Subcribe or Follow AfricaNewswire.Net
|
|
 |
|
| |
|
|
| |
|
|
| |
|
|
| |
 |
SPONSORED LINKS
| |
|
|
|
|
Mining Industry News and Mining press releases from public and private companies. Mining Newswire accepts press releases and headline news.
|
|
|
|
|
|
Unlimited Mass Media SEO Press Release Distribution with Guaranteed Results U.S. National Distribution. Post unlimited SEO press releases on Emailwire.com, GroupWeb Media Network and mass media outlets to reach U.S. and global audience.
|
|
|
|
|
|
Business Internet Marketing is a leading edge SEO firm that not only gets your website to the top of an organic search, but we drive the customers you want directly to your website Guaranteed!
|
|
|
|
|
|
News on Stocks, Finance and management of money from various newswires; site also includes press releases relating to business, finance, real estate and investing.
|
|
|
|
|
|
Aviation news and resouces covering aviation industry; website accepts and publishes press release distribution for the aviation industry.
|
|
|
|
 |
|
| |
|
Subcribe or Follow AfricaNewswire.Net
Buzz
Twitter
Facebook
RSS
Email