Register | Login
 

Home » News Headlines » Categories » News - General News

 
 

Daawo: Wasiir Fiqi oo si heer Qaran loogu soo dhoweeyay Sudan

1
Vote
Posted by admin 9 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi ayaa xalay gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalka Sudan, waxaana maanta Barqanimadii uu la kulmay Wasiirka Difaaca Sudan Mudane C/raxmaan Xasan, oo soo dhoweyn heer Qaran ah uu u sameeyay dhigiisa Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Maanta ku Booqday Xafiiskiisa Dhigiisa Dalka Sudan ayaa [.

Read More | Discuss  Bury
 
 

Ciidamo fara badan oo saakay lagu daadiyay wadooyinka Kismaayo

1
Vote
Posted by admin 9 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Warfaafiye ugu soo waramo Kismaayo waxaa gudaha magaalada Kismaayo lagu daadiyay Ciidamo taabacsan Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Jubbaland, kuwaasi oo ku hubeysan qoryaha kala duwan. Lama oga sababta ka danbeysa in ciidamo fara badan la dhigo wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Kismaayo oo u muuqata in ay kala [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Booliska kenya oo toogtay Nin Falal Argagaxisnimo maleegayay

1
Vote
Posted by admin 21 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
(WF News) Ciidamada Booliiska Dalka kenya ayaa toogtay maanta nin looga shakiyay falal argagaxisnimo asaga iyo xaaski xili uu dagaal kala hortagay Ciidamada Booliiska Dalka Kenya . Howlgal qaatay Sedeed sacadood ayaa lugu dilay ninkaan iyo xaaskiisa kadib markii uu iska caabin Booliska kala kulmeen waxa uuna ninkaan ku hubaysnaa bambaanooyinka gacanta laga tuuro . [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Booliska Holland oo xalay kala eryay taageerayaal xusayay 18-ka May

1
Vote
Posted by admin 21 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo tiro dad ah xabsiga loo dhigay, iyadoo dagaalkaan la isku adeegsaday tooreeyo sida la sheegay. Labo ruux oo dhalinyaro ah oo da’doodu lagu kala sheegay 17 jir iyo 22 jir ayaa dhaawacyo yar yar ka soo [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

Villa Somalia oo la weeraray caawa

1
Vote
Posted by admin 21 hours ago (http://www.warfaafiye.com)
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu caawa saq dhexe xiliga Muqdisho 1:00 in uu ka qarxay qeybo ka mid ah magaalada. Sida uu kusoo waramayo Wariyaheena Muqdisho waxaa si xowli ah loo maqlayaa hugunka Madaafiicda iyo qoryaha garbaha laga tuuro, iyadoo dagaalkan oo u muuqda in uu [...]

Read More | Discuss  Bury
 
 

En Côte d'Ivoire, le pouvoir est confronté au malaise des étudiants

1
Vote
Posted by admin 2 days ago (http://www.afriscoop.net)
Le président de Côte d'Ivoire, Alassane Ouattara, lors de la cérémonie de réouverture de l'université Félix Houphouët-Boigny à Abidjan le 3 septembre 2012 © AFP/Archives Issouf Sanogo. - AFRIQUE DE L'OUEST / Une

Read More | Discuss  Bury
 
 

Guinée-Bissau : des militaires prennent le contrôle de la capitale

1
Vote
Posted by admin 402 days ago (http://www.afriscoop.net)
Des militaires prennent le contrôle de Bissau (DR) - AFRIQUE DE L'OUEST / Une

Read More | Discuss  Bury
 
 

SYRIA: Wapiganaji 23 wa Hezbollah wauwawa katika shambulizi la wanajeshi wa Syria

1
Vote
Posted by admin 8 hours ago (http://www.kiswahili.rfi.fr)
Jeshi la Syria usiku wa kuamkia leo limetekeleza mashambulizi zaidi ya anga kwenye ngome kuu ya wapiganaji wa Syria mjini Qusary, siku moja toka rais Bashar al-Asada asisitize kutong'atuka madarakani.   Wanajeshi wa Syria globalpost.com

Read More | Discuss  Bury
 
 
Submit Press Release
 
Submit RSS Feeds
 

Subcribe or Follow AfricaNewswire.Net

 
Buzz
Buzz
Twitter
Twitter
Facebook
Facebook
RSS
RSS
Email
Email
Share/Bookmark
 
 
 
 
 

SPONSORED LINKS

 

MiningNewswire.net - Mining News

Mining Industry News and Mining press releases from public and private companies. Mining Newswire accepts press releases and headline news.

Unlimited Press Release Distribution Services

Unlimited Mass Media SEO Press Release Distribution with Guaranteed Results™ U.S. National Distribution. Post unlimited SEO press releases on Emailwire.com, GroupWeb Media Network and mass media outlets to reach U.S. and global audience.

Business Internet Marketing

Business Internet Marketing is a leading edge SEO firm that not only gets your website to the top of an organic search, but we drive the customers you want directly to your website Guaranteed!

MoneyNewswire.Net

News on Stocks, Finance and management of money from various newswires; site also includes press releases relating to business, finance, real estate and investing.

Aviation-NewsWrie.Com

Aviation news and resouces covering aviation industry; website accepts and publishes press release distribution for the aviation industry.
 
Submit WebsiteView More Websites